Maamulka iyo shaqaalaha Isbitaalka NATIONAL ee magaalada Bosaaso ayaa maanta waxa ay qabteen dibad baxy Nabadeed oo ay ku muujinayeen sida ay uga xunyihiin dilkii iyo kufsigii lagula kacay Caasho Ilyaas oo ahayd Ardayad 12 san jir ah kuna nooleed magaalada Gaalkacyo.
Dhegayso.
Sawiro.
COMMENTS