Magaalada Bosaaso ee xarunta ganacsiga dowladda Puntland waxaa maanta lagu qabtay kulan ku saab sanaa sidii dal joogta Puntland ay qayb uga noqon lahaayeen siyaadada iyo hogaanka sare ee Puntland , xili Puntland ay ku soo wajahan yihiin doorashooyin Madaxweyne iyo mid Baarlamaan.
Dhegayso.
Sawiro.
COMMENTS