waxaa hoose udhac wayn ku yimid qiimaha lakala siisto ee suuqa Bosaaso, iyadoo xabada kaluunka ay kamarayso 50 kun oo shilka Soomaaliya, halka markii hore ay ka ahayd 100 kun oo shilnka Soomaaliga ah.
magaaada ayaan lahayd keedadka kalluunka, si maraka ay timaado kalluun yari looga faa’iidaysto.
sida ay noo xaqiijiyeen kalluumaysatada Bosaaso, hoose udhaca qiimaha ayaa waxa ay usababeeyeen xiliga Bad furanka oo lagu jiro iyo kalluunkii loo iibgaynjiray dalka Yaman oo yaraada.
Hadaba ganacsade Cabdcasiis Xuuseen Xaaji Cali ah oo milkiilaha shirakadda kalluunka ee Bareedo ayaa sharaxaya sida looga faa’ideysan karo keydadka kalluunbkaxiliyada kaluunka lawaayo.
Dhegayso.
Diiwaanka wararka.
Radio Daljir.
COMMENTS