Buhoodle Saraakisha Ciidanka Daraawishta Puntland oo beeniyeey inay ka tirsanyihiin Ciidanka Somaliland (dhegayso)

Buhoodle Saraakisha Ciidanka Daraawishta Puntland oo beeniyeey inay ka tirsanyihiin Ciidanka Somaliland (dhegayso)

Qaar kamid ah saraakisha Ciidamadda Daraawishta Dowladda Puntland oo kulan ku yeeshay magaaladda Buuhodle ee Xarunta gobalka Cayn ayaa iska fogeyeey eedeyn ahayd inay ka tirsanyihin ciidamadda Somaliland.

Wariye Iid Gunre ayaa Warbixintan Buhoodle ka soo diray.

https://soundcloud.com/user-995878235/warka-sharaakiisha-ciidamadda-darawiishta-buhoodle-by-iid-gunre

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com