Burtinle: Hooyo Sareedo Siciid Xirsi oo ah Hooyo danyara oo ku nool Degmada Burtinle oo uu ka tahriibay Wiil ay Dhashay ayaa ummadda Islaamka ah ka codsatay inay soo caawiyaan Fadlan Caawi Hooyo Sareedo Siciid Xirsi oo kala Xiriir Tel: 0907698501
FAALLOOYIN & FALCELIN