Burtinle oo lagu soo dhaweyeey Guddoomiyaha jaaliyadda Puntland ee Maraykanka

Burtinle oo lagu soo dhaweyeey Guddoomiyaha jaaliyadda Puntland ee Maraykanka

Buurtinle: Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland ee Maraykanka Maxamed Keynan ayaa maanta siweyn lagu Soo dhaweeyey degmada Buurtinle waxaana ka qayb galay Soo dhawayntiisa Maamulka degmada Nabadoono Waxgarad Ganacasato Dhalinyaro Haween iyo qaybaha kale ee Bulshada

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com