CAABUDWAAQ: Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo mashaariic xariga ka jaray (Sawiiro)

CAABUDWAAQ: Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo mashaariic xariga ka jaray (Sawiiro)

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa goobta Dhagaxdhiga ka sheegay in Dowlada Galmudug ay dhiirigalinayso kana qayb qaadan doonto Mushaariicda Isxilqaanka ah ee ka socda guud ahaan Galmudug  waxaana uu dhankiisa shèegay inauu kaga qayb qaadan doono 100 fuusto oo laami ah.

Dhagaxdhiga kadib waxaa uu soo kormeeray dhismaha guriga Ugaaska iyo Xarunta dhaqanka Soomaaliyeed.

Sawirro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com