“Caafimaadka Maskaxda oo aan loo sinneyn, waa halkudhiga maalinta dadka dhimirka qaba” (Warbixin)

“Caafimaadka Maskaxda oo aan loo sinneyn, waa halkudhiga maalinta dadka dhimirka qaba”  (Warbixin)

Soomaaliya oo muddo 30sanno ah ay halakeeyeen dagaalo sokeeye ayaa ah wadamada ay kusii kordhayaan dadka qaba xanuunada dhimirka, taas oo loo sababeeya Daroogada, Xashiidada iyo Qaraxyada.

10 October, 2021 maanta oo kale 194 dal ayaa laga xusaa maalinta dadka dhimirka ka xanuunsan, waxaan la asteeyay 1992dii, Soomaaliya waxa ay kusoo biirtay sanadkii 20006dii.

Warbaahinta Daljir ayaa booqatay xarunta dadka dhimirka qaba ee Dr. Xabeb, Warbixintan ayuuna ka diyaariyay wariye Waabari.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com