Caaqil Siciid Cismaan Maxamuud Shanlayste oo kamid ah Cuqaasha Puntlnad,ayaa waxa uu dawlada dhexe ee Soomaaliya u diray fariin ku aadan In aan la siyaasadayn masiirka wax barasho ee dhalaanka Soomaliyeed.
Madaxda Puntland ayaa uu ugu baaqay in sida ugu haboon ee danaha wax barasho dhalinyarada ugu jiraan wax loola raadiyo ee aan Caqabad hor taagan lagu noqon mustqbal kooda Waxbarasho.
COMMENTS
Xaqiiqda u dhaadhac yaa sheekh
Waad gebi dhaclaynaysaa shanlayste cida khaldan taabo
…… mahadsanid ……