Caaqil Xusein Xassan Camey oo ka mid ah waxgaradka Puntlnd ayaa si adag u naqdiyey shirka Maamulada ee ka socda magaalada kismaanyo ee xarunta KKMG ah ee Jubbaland .
Wuxuu isweydiiyey Mamaulad iyo dawlada cida la xukumo isagoona Madaxweyne Xaaf ku eedeeyey inuu ka shaqeynayo wax soomali ku kaa tagto waa sida uu hadalka u dhigay.
COMMENTS