Caaqil Siciid Cismaan Mahamud Shanlayste oo Kamida Cuqaasha reer Puntland ayaa ka hadlay Xaalada haatan Puntland ka Taagan isagoo ugu baaqay Mucaaradka iyo Dawladaba in Miiska Wadahadalka la iskugu yimaado .
Caaqilka ayaa sidoo kale ka hadlay Xaalada Colaadeed ee ka Taagan qaar kamida deegaanada Maamulka SSC-Khaatumo isagoo Maamulka Soomaliland ugu baaqay in aysan Kasoo Gudbin Xuduudooda .
COMMENTS