Caaqil Siciid Xasan : “ Beelaha Walaalaha Cagaare Joojiya Xabadda oo Nabadda Kashaqeeya “(dhegayso)

Caaqil Siciid Xasan : “ Beelaha Walaalaha Cagaare Joojiya Xabadda oo Nabadda Kashaqeeya “(dhegayso)

Qaar kamid ah Waxgaradka Magaaladda Garowe oo maanta nagu soo booqday Xarunta Daljir Garowe ayaa Baaq Nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee Xurguftu ku dhexmarta Howdka gobalka sool.

Caaqil siciid Cismaan Maxamuud oo kamid ah Caaqiladda Puntland ,gaar ahaan Garowe ayaa sheegay inay ugu baqayaan Beelaha isku haya Cagaare inay si deg deg ah u joojiyaan Colaada.

Dhinaca kale Wuxuu ugu baaqay waxgaradka Puntland inay u istaagan Colaadda joojinteeda,isago sheegay inay ka qayb qaadanayaan joojinta colaada u dhexaysa Beelaha walaala ah.

Maxamed Lakiman ayu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com