Caaqil Xuseen Xasan oo kamid ah cuqaasha ku nool degmada Burtinle ee gobolka Nugaal , naguna soo booqday maanta radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid tahay musuq maasuqa baahsan ee ka dhex jira Hay,adaha dowladda ee maamulka Puntland ,khilaafka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada, iyo shirka kismaayo ka socda oo ay ka qayb galeen Qaramada midoobay iyo Urur goboleedka IGAD.
Dhegayso.
COMMENTS