Caasho Geelle oo Soodhaweysay Wasiirka Magacaaban ee Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska (dhegayso)

Caasho Geelle oo Soodhaweysay Wasiirka Magacaaban ee Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska (dhegayso)

Caasha Geelle Diiriye oo hore u soo noqotay Wasiirka Haweenka & Arrimaha Qoyska Puntland ayaa soodhaweysay Wasiirka cusub ee magacaaban ee Wasaaradda Hweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland, Marwo Maryan Axmed Cali.

Anisa Xaaji Muumin, wasiirkii hore ee Wasaaradda ayaan ka dhexmuuqan golaha wasiirada magacaan, ahna wasiirka kaliya ee aan golaha wasiirada ku soo laaban. Anisa ayaa ahayd gabadha kaliya ee ku jirtay wasiirada xukuumadda Gaas, muujisayna waxqabad la dareemay waqtigeedii wasaaradda.

Caasha Geelle waxa ay u warrantay Jaamal Faarax Aadan oo ku sugan istuudiyaha Daljir Gaalkacyo.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com