Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Bossaso, waxaana idiin soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).
Wararka Caawa & Daljir waxaa ugu horreeyey Puntland oo taageertay mowqifka Sacuudiga iyo Imaaraadka ee ka dhanka ah Qadar, kuna boorisay DFS in ay ku soo biirto xulufada Sacuudiga.
Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.
COMMENTS