Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.
Hoos ka dhegayso barnaamijka oo caawa xiiso gaar ah xambaarsan.
COMMENTS