Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe, waxaana idiin daadihinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.
Hoos ka dhegayso oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.
COMMENTS