Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdixakiim Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Cabdixakiim Xuseen Xasan.

Qodobada waxaa ugu horeeya

  • Dowladda faderaalka oo guddi u saartay dhacdadii deegaanka Bariire
  • Turkiga oo raashiin soo gaarsiiyay Bossaso
  • Wasiiro booqday wadada Ceeldaahir-Cerigaabo

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com