Kulanti wanaagsan! ku soodhawaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, Barnaamijku waxaa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir ee Gaalkacyo, waxaana idiin soo jeedinaya Jamaal Faarax Aadan (JFA), qodobada ugu waawayn.
- Dowladda iyo ganacsatada oo ku shiray Garoowe, go’aamo laga soo saaray sarifka iyo diidmada lacagta
- Baarlamaanka Soomaaliya oo aqbalay raaligelintii wasiirka dastuurka
- Taliyaha booliska Puntland oo ka hadlay amaanka Puntland
Kaga bogo Caawa iyo Daljir oo hoos kadhegayso.
COMMENTS