Cawaysin wanaagsan! Ku soodhowaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Idaacadda Daljir ee magaalada Buuhoodle caawa ka soojeedinaya wariye Khadar Cawl Ismaaciil.
Kaga bogo wixii caawa warar ugu waaweynaa, dal iyo dibad!
Hoos ka dhegayso – Qaybta 1aad
Audio PlayerQaybta 2aad
Audio Player
COMMENTS
War ninkaan codkiisa ayaan jcelahay