Cawaysin wanaagsan dhegaystayaal, kuna soodhawaada barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa & Daljir, oo caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Garoowe. caawa waxaa inoo daadihinaya aniga oo ah Maxamed Lakiman.
Qodobada Caawa & Daljir ugu waaweyn waxaa kamid ah:
- Maalintii labaad iyo Wasiiradii Hore ee Xukumadii Gaas oo mar kale Garoowe ku soo bandhigay waxqabadkooda
- Guddoomiyaha Gobalka Mudug oo ka hadlay ammaanka Gaalkacyo iyo kan gobolka
- Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay dagaal beeledyada deegaanka Xeraale
Qodobadaas iyo kuwa kale oo xiiso leh kaga bogo Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman oo idin kaga imaanaya Daljir Garoowe.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS
Wax qabad muuqda kii dafiray. Waa hawl u taal marag beenaale ilaahay maragiisa ima badoh
Waan salamay idaacada daljir iyo shaqaalaheeda sharafta badan bacdal salan waxan isleeyahay wasiiradii hore waxa ay soo bandhigayaan hada waxaa weye nin daad qaaday xunbo cuskay waa iska war warkiis