Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Maxamed Lakiman.
Qodobada ugu waawayn Caawa waxaa ugu horreeya:
- Madaxwaynihii hore Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad oo aan ka waraysanay kulan uu la yeeshay madaxwayne Farmaajo
- Gal-mudug oo Golle wasiiro looga dhawaaqay
- Aqalka sare Soomaaliya oo shuruuc ansixiyay.
Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos ka dhegayso.
COMMENTS