Ciid wanaagsan dhegaystayaal kuna soodhawaada barnaamijka cawaysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanaya istuudiyaha Daljir Bossaso, waxaana caawa idiin soojeedinaya Maxamud Cabdi Ibrahim.
Wararka caawa waxaa ugu waaweyn:
- Waraysi dhaqdhaqaaqa Daacish iyo saamaynta deegaanka
- Horumarka Garoowe iyo dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha
Hoos ka dhegayso
FAALLOOYIN & FALCELIN