Caawa iyo Daljir, arbaca, Dec 12, Maxamuud Cabdi Ibraahim (Daljir Boosaaso)

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in wadankiisa ay soo wajahdey khatar amaan, Ciidamada Amniga gobolka Hiiraan oo qabtay gacan ku dhiigle diley gudoomiyihii odayaasha dhaqanka Hiiraan, Olole bulshada looga wacyigelinayo Gudniinka Fircooniga ah oo lagu qabtay Boosaaso, Maxkamada Sare ee Soomaaliya oo codsatay in lagusoo wareejyo maxaabiista Burcad-Badeeda ee ku xiran dunida dacaladeedda, iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Muqdisho tegey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com