Caawa iyo Daljir, arbaca, Jan 23,2013, Maxamuud Cabdi Ibraahim (Daljir Boosaaso)

Dawlada Federalka Soomaaliya & deeq bixiyayaasha oo kawada hadlay habka loo maamulayo dhaqaalaha la siiyo Soomaaliya, Madaxweynaha Puntland oo kusoo laabtay dalka, dagaalo ka dhacay Xudun iyo maamulka Khaatumo oo ka hadlay, Dawlada Puntland oo furtay wajiga labaad ee mashruuca JPLG oo ka socda 7 degmo oo ka tirsan Puntland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com