Caawa iyo Daljir, Axad, May 5, 2013, Cabdifataax Cumar Geeddi (Daljir Galkacyo)

Inka badan 10 ruux oo ku dhintay qarax ka dhacay Muqdisho, Taliyayaasha ciidamada Bilayska iyo Nabadsugida oo xilkii la wareegey, Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo dhalilay Dawlada Xasan Sh Maxamuud, Madaxweynaha Somaliland oo dib ugu laabtay Hargeysa kadib safar uu ku tegey dalal badan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com