Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Axmed Sheekh Maxamed Tallman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir .Barnaamijku wuxuu caawa idiinkaga imaanayaa xarunta Daljir ee Garoowe, waxaana idiin soo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).

  • Suuqa Bosaso oo maanta u xirnaa sarifka doolarka oo aad sare u kacay.
  • Madaxwayne Cabdiwali Gaas oo furay xarunta fayadhawrka iyo shaybaarka
  • Dowladda Faderaalka oo cunto gargaar u dirtay Puntland, Hirshabelle iyo Jubaland.

Kaga bogo Caawa & Daljir oo hoos kadhegayso.

 

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com