Caawa iyo Daljir, isniin, April,15, 2013 ,Xaliimo Sacdiya Cabdilaahi Cali (Daljir Garoowe)

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in 29 qof ku dhinteen 58 kalena dhaawacmeen weerarkii shalay lagu qaaday Maxkamadda Muqdisho, Madaxweynaha Puntland oo tacsi u diray dadkii ku dhintay Weerarkii shalay una hambalyeeyey Maamulka Jubbaland, Gudoomiyaha Hiliwaa oo ka badbaaday qarax lala eegtay iyo Saraakiisha ciidamada Puntland ee Galgala oo Somaliland ku eesdeeyey inay gacan siiso kooxaha shabaab ee buuraha Golis.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com