Caawa iyo Daljir ,Isniin, Feb 11-2013, Maxamed Cabdilaahi Cali ‘Kooshin’ ( Muqdisho Soomaaliya)

Taliye kuxigeenka Bilayska Puntland oo ka badbaaday qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay, Xildhibaano ka socda Burundi oo Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya iyo afhayeenka Baarlamaanka, Nabadsugida Muqdisho oo soo bandhigtay maydka nin ay ku sheegeen gacanku dhiigle diley sarkaal katirsan Dawlada iyo amaanka Kenya oo la adkeeyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com