Caawa iyo Daljir Jan,24- 2012, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )

Shir lagu taageeray aqoonsiga dawlada Maraykanku siisay Soomaaliya oo ka dhacay Muqdisho, Canug ay ka maqanyihiin xubnaha ugu muhiimsan ee jirka Bini`aadamka oo kudhashey Boosaaso,Shil baabuur oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaano hoostaga gobolka Nugaal, Jaaliyada Puntland ee wadamada Yurub oo Dhakhaatiir caalami ah keenaya Magaalooyinka Puntland, Munaasibado lagu maamuusiyey xuska dhalada Nabiga ?N.N.K.H oo lagu qabtay magaalooyin kala duwan,Iyo Saraakiil ka socda Hay’ada WFP oo booqday gobolka Galgaduud kulana la qaatay maamulka AHlusuna Waljameeca.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com