Caawa iyo Daljir, Salaasa, April 23.2013, Khadar Cawl Ismaaciil (Daljir Buuhoodle)

Puntland oo Galmudug ku eedaysay inay khalkhalinayso amaankeedda, Wasiirka arimaha dibada kenya oo loo magacaabay haweeney Soomaali ah, Gudoomiyaha gobolka Nugaal oo ku baaqay inaan la difaacin qof ka tirsan Al-shabaab, Ajandaha fadhigii maanta ee Baarlamaanka oo dib loo dhigay,Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in la dabarjaray Cudurka Shubanka oo ka dilaacay xabsiga Muqidisho,?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com