Madaxweynaha Puntland oo sheegay in Dawlada Australia ay ka qayb qaadanayso horumarka Puntland, Amisom oo hawlgalo ka wada Muqdisho, Baarlamaanka Soomaaliya oo codka Kalsoonida u qaadaya beri Xukuumadda, Wafti ka socda beesha Caalamka oo Kismaayo gaadhey iyo Somaliland oo sheegtay inaysan deeqda Midowga Yurub aysan soomarayn Somalia.
Dhigaal Cusub
Kulan lagu taageerayo Jubaland oo kadhacay Bosaso
FAALLOOYIN & FALCELIN