Caawa iyo Tartan & Tacliin: Al-Nuur Badhan fkf Nageeye Secondery Kalabeyr iyo waliba …

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Al-Nuur Badhan fkf Nageeye Secondery Kalabeyr iyo waliba …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay habeenkii 13-aad Wareegii 1-aad waxaa caawa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Al-Nuur Badhan iyo Nageeye Secondery Kalabeyr.

Wareegii labaad ee Tartan & Tacliin waxaana hadana hardamay oo foodda isdaray dugsiyada sare ee kala ah Alwaaxa Garoowe iyo Caynu Shamsi Goldogob.

Dugsiyada soobaxa ayaa u gudbaya wareegga 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Barnaamijka oo dhammaystiran hoos ka dhegayso.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com