Caawa iyo Tartan & Tacliin: Eyl Sare fkf Bursaalax iyo Mubaarak Sare Dhahar fkf Boocame Sare

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Eyl Sare fkf Bursaalax iyo Mubaarak Sare Dhahar fkf Boocame Sare

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad habeenkii 3-aad ayaa waxaa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Eyl Sare iyo Bursaalax.

Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin Waxaana xalay ku hardamay oo fooda isdaray Dugsiyada Sare ee kala ah Mubaarag dhahar iyo Boocame secondery.

Dugsiyada soo baxa waxa ay u gudbayaan wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaana haray dugsigii laga badiyo.

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Barnaamijka oo dhammaystiran hoos ka dhegayso

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com