Caawa iyo Tartan & Tacliin: Muntada Qardho fkf Jariiban Sare iyo waliba …

Caawa iyo Tartan & Tacliin: Muntada Qardho fkf Jariiban Sare iyo waliba …

Barnaamijka Tartan & Tacliin oo galay wareegii 2-aad waxaa caawa qaybtii hore ku tartamay labada dugsi sare ee kala ah Daawad Sare iyo Axmed Ganey. Qaytii 2-aad ee Tartan & Tacliin waxaa ku hardamay oo fooda isdaray Muntada Qardho iyo Jariiban Secondary.

Dugsiyada soo baxa waxa ay u gudbayaan wareega 3-aad ee Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaana haray dugsigii laga badiyo .

Barnaamijka Tartan & Tacliin waxaa suurtagaliyey Golis Telecom, Shirkadda Towfiiq, Daladda Waxbarasha PEN iyo Wasaarada Waxbarashada ee Puntland iyo Idaacada Daljir.

Barnaamijka oo dhammaystiran hoos kaga bogo.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com