Xirfadlayaasha ku nool Garoowe ayaa soo wajahdalay shaqo la’aaan, kadib markii shaqooyinkii ay qaban jiren ee ahayad dhismaha Guryaha, biyo mgalinta magaalada, Rinjiyeenta guryahay iyo naqshadeyntooda ay la wareegeen ajaanib u dhalatay dalalka Bangaaladhesh, Hindiya iyo Bakistaan.|
wariye Xasan Heykal aya warbixintan ka diyaariyay.
Daawo.
COMMENTS