Cabdi Faarax Juxa oo horay wasiir uga soo noqday xukuumaddihii Cabdiraxmaan Faroolle iyo raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa waxaa uu sheegay arrimaha ammaanka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo nidaamka xisbiyada inay saldhig u yihiin haddii uu guulaysto.
Hoos kadhegayso
Halkan sido kale kadaawo khudbada Juxa
COMMENTS