Cabdi Qaasim Salaad “Dalka yaan dib loo celin”

Cabdi Qaasim Salaad “Dalka yaan dib loo celin”

Madaxwaynihii hore dowladdii KMG ee lagu soo dhisay deegaanka Carta ee dalka Jabuuti Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa waxaa uu ka hadlay khilaafka hadda u dhaxeeya xildhibaanada iyo masuuliyiinta sare ee dowladda.

Cabdiqaasim ayaa sheegay inaan loo baahnayn dalka in dib loogu celiyo wadadii burburka ee horay uu uga soo gudbay, isagoo baarlamaanka usoo jeediyay inay muujiyaan isku duubni iyo horumarka oo laga wada shaqeeyo.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dowladihii soo maray ka keeni jiray mowshino kalle duwan, waxaana aqoonyahanada qaarkood ay qabaan mowshinada baarlamaanka ee horay looga bartay uu mar walba dhalin jiray si’ay uga mid noqdaan golaha wasiirada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com