Cabdifataax ina Rotman iyo Axmed Maxamuud Doolaal oo ku dhintay Qaraxa Buuhoodle (dhegayso)

Sidii aan warkeenii hore idin kula qaybsanay, waxaa caawa qarax ismiidaamin ah lala beegsaday masuuliyiin iyo indheergarad reer Buuhoodle ah. Bartilmaameedka ismiidaaminta ayaa ahaa masuuliyiin baabuurka saarnaa oo kala ah: 1. Cabdifataax Maxamed Cali (Rotman) oo soo noqday lataliyaha Ra’isal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo arrimaha siyaasadda uu kala talin jirey, kuna dhintay … Continue reading Cabdifataax ina Rotman iyo Axmed Maxamuud Doolaal oo ku dhintay Qaraxa Buuhoodle (dhegayso)