Cabdikariin Qalbi-dhagax oo kasoo dhoofay magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland oo uu ku sugnaa baryahan ayaa soo gaaray magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari, isagoo soo dhowayn kala kulmay bulshada magaalada Bosaso.
Muwaadinkan oo xubin sare ka ah jamhadda ONLF ayaa imaatinkiisa uu kusoo beegmayaa xilli jamhadda uu katirsanyahay ay dowladda Itoobiya ka saartay liiska aragagaxisada.
Waxaa uu sheegay socdaalkiisa inuu yahay mid uu ugu mahadcelinayo bulshada Soomaaliyeed, taageeradii ay siiyeen inuu xoriyaddiisa hello iyo sida ay uga dhiidhiyeen talaabadii ay dowladda Soomaaliya ugu wareejisay dowladda Itoobiya.
Dhegayso.
Hoos kadaawo sawirada
COMMENTS