Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo lo doortay Afhayeenka guddiga doorashooyinka Puntland (dhegayso)

Cabdinur Sheekh Maxamad Isxaaq oo lo doortay Afhayeenka guddiga doorashooyinka Puntland (dhegayso)

Gudiga doorashooyinka Puntland ee dhawaan lamagcaabay ayaa Xalay Magaalada Garoowe ku doortay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen iyo Afhayeenka Gudiga oo loo doortay ruugcadaa Saxaafadeed Cabdinuur sheekh Maxamed Isxaaq.

hadaba afhayeenka Gudiga ayaa Radio Daljir uga waramay talaabada xigta ee ay qaadayaan iyo sida ay u wajahayaan hawlaha shaqo ee horyaala guddiga uu afhayeenka u yahay.

Wariye Xaawo Axmed Maxamed ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com