Cabdiraxmaan Faarax Yuusuf (Dujaana), oo xilal kala duwan ka soo qabtay Soomaaliya iyo Puntland ayaa soo dhoweeyey mowqifkii Puntland ka qaadatay khilaafka Khaliijka Carabta, wuxuuna sheegay inay xaq u leedahay inay ka hadasho daneheeda gaarka ah, haseyeeshee wuxuu ku eedeeyey dowladda Federalka ah inaysan maamulada ka talo gelin go’aamadeeda.
DHEGAYSO
COMMENTS