Cabdixakiin DhooboDaareed ayaa noqday guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Puntland ee shanta sano ee socota , waxaana uu helay 43 cod, halka musharaxii la tartamayay Cabdi Jamaal uu helay 22 cod.
Xildhibaan Cabdi Jamaal ayaa aqbalay natiijada, isagoona sheegay inuu mar walba uu u tartamayay isbadal inuu dhaco, taasina oo uu arkay.
Waxaa uu sheegay golaha wakiilada Puntland in looga baahanyahay isbadal iyo shaqadii hore mid ka duwan.
Diiwaanka wararka
Radio Daljir
COMMENTS