Cabashada shacabka: “Burtinle waxaa la yiraahdaa degmada dulman …” (dhegayso)

Cabashada shacabka: “Burtinle waxaa la yiraahdaa degmada dulman …” (dhegayso)

Hoos ka dhegayso cabashada shacabka iyo waxgaradka degmada Burtinle oo ka cabanaya waraha biyaha iyo cudurada ka dillaaca waraha biyaha, codsanayana in aan waro loo qodin ee loo qodo ceelashii biyaha ee horay degmada Burtinle loogu qoondeeyey.

Audio Player

Cabashooyin kale oo shacab hoos ka dhegayso.

Audio Player

 

 

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com