Cabudwaaq Barakacayaal ayaa daljir uga waramay xaladooda nololeed (dhegayso)

Cabudwaaq Barakacayaal ayaa daljir uga waramay xaladooda nololeed (dhegayso)

Qoysaska kunool Kaamka Alla-aamin ee magaalada Caabudwaaq ayaa ka cabanaya xaalad Bini’aadnimo oo haysata,waxayna baaq u direen Hay’addaha Samafalka.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq ka soodiray.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com