CABUDWAAQ: Hooyo uur lahayd oo la kufsaday kadibna la dilay

CABUDWAAQ: Hooyo uur lahayd oo la kufsaday kadibna la dilay

Ubax Maxamed Yaxye oo ahayd hooyo uur saddex bilood ah lahayd ayaa lagu gowracay duleedka waqooyi ee magaalada Caabudwaaq iyadoona xubno katirsan ehelkeedu oo lahadlay warbaahinta ay sheegeen in dilka ka hor lakufsadey balse ay baaritaan wadaan dhaqaatiir caafimaad iyo ciidamo CID ee degmadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com