Shacabka ku dhaqan magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka Galmudug oo maanta lahadlay radio Daljir ayaa waxa ay sheegeen in qaati ay ka taagan yihihiin Qashin farabadan oo buux dhaafiyay gudaha magaalada iyo hareeraheeda.
Waxa ay sheegeen in dowladda hoose ee degmada ay ka gaabisay howshii loo igmaday, halisna ay ugu jiraan dadka in Nadaafadarada ka jirta magaalada ay cudururo ka qaadaan.
Hadab ,wariyaha Daljir ee magaalada Cadaado Mahad Nuur Axmed ayaa warbixintan ka diyaariyay .
COMMENTS