CADAADO oo ku Tanaaday Hormar Horleh (Taxanaha 1aad-daawo)

CADAADO oo ku Tanaaday Hormar Horleh (Taxanaha 1aad-daawo)

CADAADO oo ku Tanaaday Hormar Horleh, Taxanaha 1aad: Cadaado waxaa ay horseed u noqotay isdhexgalka dhalinyarada. Garoomada waxaa ka socda ciyaaro lagu martigelinaayo magaaloyinka deriska ah. Waxbarashada waxaa muuqata in lagu mitiday sidii da’yarta loogu dadaali lahaa; suuqyada waxaa ka socda baayacmushtar, habeenkiina waa bilic dheeri ah iyo ileyska tabarta ka hela Cadceeda. Waa #CADAADO oo ku tanaaday hormar horleh.

Mohamad Hassan Dhalo ayaa inoo haya SAHANKA Cadaado.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com