Cali Khaliif Galayr Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo galabta Shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Lascanood ee Gobalka sool ayaa ka hadlay Arrimo baddan oo ay kamid yihiin Heshiisyadii horey u dhexmaray isaga iyo Maamulkiisa iyo Shidaal la sheegay in uu kujiro deganadda khaatumo.
Hoos kadhegayso Shirkiisa Jaraa’id oo dhamaystiran
COMMENTS