CALMADOW, SANAAG, PUNTLAND (sawirro)

CALMADOW, PUNTLAND: Deegaamadda Xabaashwacle, Mashcaleed, Moon, Mirci, Ragaad iyo Markad waa dhul carrosan ah oo ku haboon daaqsinta iyo beerahaba. Waa dhul hoostaga Degmada qadiimiga ah ee xeebta LAASQORAY. Sawiradda quruxda badan waxaa qaadaya Maxamuud Jaamac & Maxamed Xassan Dhalo Sawirro